U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maanso

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Mar saddexaadna, waxaan hubaa inay noqon doonto talo iyo ku-dayasho meel ay ugu ciirsadaan dhallinyarada iska dareenta hibada maanso-curintu inay ku duugan tahay.

”
β€œ

Waana qeybtii koowaad ee suugaantii Maxamad Gacal Xaayoow oo ka kooban 25 maanso oo isugu jira gabay, guuroow, shirib, masafo, iyo geeraar.

”
β€œ

Maxaa sabbaay isbeddelkii Siinleyda - Hees iyo Maanso Horraantii toddobaatanaadkii Qarnigii hore, xilligaas oo ku suntanaa soo ifbixii Maansada casriga ah iyo tisqaadkii madaxtinimada Heesta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maanso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan