1
.dh huri.
Tusaale Dheeraad ah3
β
"Eritrea waxay faragelin qaawan ku haysa arimaha Somalia, waana inay ka digtoonaato wax walba oo hurin kara falal aragagaxiso iyo dagaalo ka bilowda gobolka bariga Afrika" ayuu yiri Kelly.
ββ
Weerarkan ay qaadeen hurin ka tirsan ciidamada gaadiidka gaashaaman ee Mareykanka ayaa u muuqda in looga jawaabayey weeraro lagu qaaday ciimada Mareykanka, hase yeeshee, waxaa lagu soo waramayaa in weerarkaa lagu dilay todobo iyo labaatan Ciraaqiyiin ah.
ββ
Masuul Nayjeeriyaan ah ayaa yiri hurin 850 askari ka kooban oo ciidammada Nayjeeriya ah ayaa tegi doona Soomaaliya qiyaastii bartamaha bisha April.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
H Β· HU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
