U gudub nuxurka bogga
SABAAD

colaad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CO6 xar
1

Dareen nacayb iyo isdiidmo ku jira oo laba qof ama ka badan isu hayaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Colaad gaamurtay baa gurigayaga ka dhisaalan.

”
β€œ

Beesha Caalamkuna diyaar uma aha hurin colaad hor leh.

”
β€œ

Degmada garadag waxaa hadda ka hor ka dhacday colaad beeleed, waxaana ka mid ah shirkii lagu heshiisiiyaya, beelaha Dhulbahante, Habarjeclo iyo Habaryoonis waxaa kale oo garadag lagu qabtay Shirkii Habarjeclo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C Β· CO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
colaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan