U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hor1

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HO3 xar
1

Had la soo dhaafay; hore ah.

2

Dhanka loo jeedo.

3

horta: marka hore, calaakullixaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

sano ka hor ayey ahayd markii Madaxweynaha cusbitaal ku yaal magaalada London loogu geliyay beer, iyadoo wixii muddadaas ka dambeeyayna uu sannad kasta hubiyo sida uu u shaqeynayo beerka loo geliyay.

”
“

. In marka la ogaado cidda ka dambeysey falkaas meel kasta oo ay tagaan looga dabagalo oo sharciga la hor keeno intay doonto ha qaadatee.

”
“

- Waxaana la Qunuudayaa rukuucda ka hor, waana uu ka duwan yahay Qunuutka haddii dhibaato dhacdo lala yimaado.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

fk

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan