U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ihaano

Magac Dheddig
Xaraf ISubg IH6 xar
1

Hadal xun oo cid sharafteeda wax lagu yeelo, meelkadhac.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Maxaynu Libaaxii (haybadii iyo qabkii Soomaali lagu yaqiin), Dawaco (duli iyo ihaano) uga dooranay?

”
β€œ

Xornimaddas oo ay dadka Soomalidu qayb wayn gaarideedda iyo hanashadeedaba ku lahaayeen, naasiibdarase hadda ay u muuqato in abaalkoodii noqday dil, argagaxisnimo iyo ihaano tan ugu xun.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

I Β· IH

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ihaano - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan