U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dawaco

Magac Lab
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya.

2

Dawacada midkeeda dheddig.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Magaca labka ee dadka iyo xoolaha oo u kala baxa lab toosane sida wiil ΨΊΩ„Ψ§Ω… iyo dawaco "lab" ثُعْلُبان.

”
β€œ

Maxaynu Libaaxii (haybadii iyo qabkii Soomaali lagu yaqiin), Dawaco (duli iyo ihaano) uga dooranay?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dawaco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan