U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iidheh

Magac Dheddig
Naxwe-hyo, m.l/dh
Xaraf ISubg II6 xar
1

Xayeysiis iyo ammaan dheerad ah oo laga sheego wax.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Carabtu haddii ay isku dayeen inay iidheh u sameeyaan geela, haddana marka lo'da loo yimaado waxaan arkaynaa iyaga oo liidid iyo bahdil xun ku markanaya.

”
“

Waxaan aqriyey iidheh ku saabsan shirkad abaabulsha socdaalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-hyo, m.l/dh

Xarafka

I · II

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iidheh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan