U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sheego

Fal Gudbe (3)
Naxwe-gtay, -gatay
Xaraf SHSubg SHE6 xar
1

Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho.

2

Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bishmaan u daraandarayn inuu boqolkaaga magac intuu Bisinkaagu yahay ka sheego wax aan badnayn.

”
“

. In warbaahinta laga sheego mowqifka Alshabaab iyo Maxaakimta in aysan duullan ku ahayn degaanka Kismaayo si loo soo jiito shacabka beesha Sede.

”
“

Dirirta, qaraxyada iyo rabshadaha kale ee ka dhaca Muqdisho ayaa u muuqda kuwo isa soo taraya, iyadoo maamulka Gobolka Baanadir uu inta badan sheego inay dhabarka-ka-jabiyeen kooxaha dagaallada kala horjeeda DF.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-gtay, -gatay

Xarafka

SH · SHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sheego - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan