U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ammaan1

Magac Lab
Xaraf ASubg AM6 xar
1

Nabadgelyo.

2

Qodob yar oo ku yaal buntukha, bistooladda, hubka qarxa iwm oo marka la xiro qaraxa ka ilaaliya rasaasta ama hubka kale.

3

Cad kala bara kuruska geela oo sida badan ceeriinka laga cuno.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in laga hortago falalka ammaan daro ee ay maleegayaan Kooxaha ka horjeeda Dowladda, wuxuuna ugu baaqay Ciidamada Booliska in ay ka soo baxaan kaalintii laga rabay.

”
“

Amaanka Baydhabo oo laga hadlay Duqowda Gobolka iyo saraakiisha ciidamada Gobolka Bay ayaa waxay ka hadleen xaaladda ammaan ee Degmada Baydhabo, kaddib markii shalay lagu dilay halkaas laba askari oo ka tirsan ciidanka Itoobiya.

”
“

Arrintaan ayaa waxay noqonaysaa markii ugu horreysay oo lagu soo qabqabto dad falal ammaan-darro ah ka sameynayay Degmada Boondheere, waxaana falkaan si weyn u soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Dheere.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ammaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan