U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iyaga

Magacuyaal Ebyoon
Naxwekuwa laga hadlayo ama wax laga qorayo
Xaraf ISubg IY5 xar
1

Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee wadarta ah .

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintani aad ayay u khusaysaa Itoobiya lafteeda, maadaama ay Madaxdii Talisyadii hore ee Itoobiya, Soomaaliya ka lahaayeen hadafyo iyaga u gaar ahaa oo aan faa’iido u lahayn Shacabka Soomaaliyeed.

”
“

Afhayeenku wuxuu ugu baaqay milkiilayaasha hoteelada in kuwa hadda kirada ugu jira hoteeladooda ay iska saaraan, haddii kale ay la kulmi doonaan wixii uu la kulmay Hotel Muna, isagoo sheegay in iyaga aysan eedeeda lahayn.

”
“

Aradeyda iskuulku waxey maraan maharajaan iyaga oo ruxaya calanka noorwiijiga oo ku heesaya heeso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Isrogrog

kuwa laga hadlayo ama wax laga qorayo

Xarafka

I · IY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iyaga - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan