Tusaale Dheeraad ah3
“
Dhimashada dadkan ka sokow, waxaa la sheegayaa daadadka xoogan ee soo fatahmay ay bur-bur lixaad leh u gaysteen wadada laamiga ah ee isku xirta magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso, taas oo hada meelaha qaarkood ay jaran tahay.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (1) (f.mg1)
Isrogrog
-rmay, -rantay; -rmi
Xarafka
J · JA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
