U gudub nuxurka bogga
SABAAD

labaad

Magac Lab
Xaraf LSubg LA6 xar
1

.t.j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma labada; darajada ay hal darajo ka sarrayso.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Agaasimihii TV-ga Universal Muqdisho oo Maalintii labaad Afduub loo heysto. 03 Jun 2009- Shalay Gelinkii danbe ayaa Agaasimahaasi laga Afduubtay meel u dhexeysa Wadad isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye..

”
β€œ

Africa Star ayaa noqonaya markabkii labaad oo muddo todobaad gudihiis ah iska difaaca koox burcadbadeed ah oo weerarta, iyadoo maalmo ka hor uu iska difaacay makab ganacsi oo lagu magacaabo Al-Mezan koox weerar ku qaaday uuna ka dilay hal qof.

”
β€œ

Axdiga Cusub waa qaybta labaad ee baybalka oo ka ka kooban 27 cutub.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L Β· LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
labaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan