U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhawr1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA5 xar
1

.t Tiro laba ka badan kana yar siddeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/raxmaan Axmed Xasan (Shunuf), oo ka mid ahaa dhawr boqol oo qof oo hor-tubnaa xafiiska UDUB ee Idaacadda ayaa sheegay inuu Yahay musharrax ka qaybgelaya tartanka golayaasha degaanka Hargeysa, iyada oo dadka uu la joogayna ay ahaayeen taageerayaashiisa.

”
“

Bishii uu tuulada sii degganaana (13) dhawr xaaladood oo Kale ayuu ninku daaweeyey.

”
“

Addis-Ababa, waxay soo jiidatay dalxiisayaasha dunida, waxaana ku yaalla dhawr Hotel oo caalami ah, garoonka diyaaradaha ee Addis Ababa, wuxuu ku yaalla meel u jirta magaalada 2 mayl iyo badh.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhawr - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan