U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kitaab

Magac Lab
Naxwekutub, m.dh/kutubo/-bbo, m.l
Xaraf KSubg KI6 xar
1

(dii) Buug ay ku yaalliin waxyaabo badanaa diini ah oo farta carabiga ku qoran.

2

(u) Ballanbaalis.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Kitaab kastaaba wuxuu leeyahay taariikh gooni ah, hab gooni ah, wax gooniya oo ku qoran iyo ereyo gooniya oo loo doortay.

”
β€œ

Abtigii ayaa inta uu u dhiibay kitaab safiino ah safar ku soo daray si uu kitaab ugu akhristo Baydhabo.

”
β€œ

Abwaan Qamaan Bulxan ayaa wuxuu yiri: Baadida nin baa kula daydaya, daalna kaa badane Aan doonihayn inaad heshaa, daa’in abidkaaye Dadkuna moodi duul wada dhashaan, wax u dahsoonayne Dallo ma laha Aakhiro haddii, loo kitaab dayo’e.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

kutub, m.dh/kutubo/-bbo, m.l

Xarafka

K Β· KI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kitaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan