U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaafir

Magac Lab
Naxwe-rro/-riin, m.dh/kufaar, m.l
Xaraf KSubg KA6 xar
1

) (dii.) Qof aan muslin ahayn.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Waxaa soo ifbaxay kalmado ku cusub afka Soomaalida sida Murdad, gaal iyo kaafir.

”
“

Zenawi waa kaafir dad kisa ufiicneen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro/-riin, m.dh/kufaar, m.l

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaafir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan