U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muslin1

Magac Lab
Naxwe-imiin, m.dh
Xaraf MSubg MU6 xar
1

(dii.) Qof diinta Islaamka rumaysan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynaha ayaa shir jaraa'd uu maanta qabtay waxaa uu ka sheegay in dhiig muslin oo la daadiyaa aysan ku banaaneyn shareecada Islaamka sidaa daraadeed ay tahay fal muslinimada ka fog in qof muslim ah la dilo si aan waafaqsaneyn sharciga Islaamka.

”
“

Muslin warkiisaba daaye, xitaa gaalada ayay tahay in meydkooda layska asturo.

”
“

Wuxuu ahaa muslin taqi ah oo aan afka ahayn’e uu falkeeda lahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-imiin, m.dh

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muslin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan