1
Wax aan weli la isticmaalin ahaansho.
2
Wax jiritaankiisa markaa ugu horreyso ahaansho.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Afawerki ayaa sheegay in ururkan cusub uu yahay waji cusub ee Soomaaliya wuxuuna intaa raaciyay in dalkiisa taageerayo dib u xoreynta dalka Soomaaliya.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-sbaa, -sbayd; cuscusub
Xarafka
C Β· CU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
