U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaydin

Magac Fal
Xaraf KSubg KA6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, xubno dhowr ah oo ka tirsanaa SNM oo halkaa ka hadlay waxay isku raaceen ahmiyada ay leedahay kaydin iyo qoritaan sugan oo dheelitiran oo lagu sameeyo sooyaal-taariikheedka halgankii SNM.

”
“

Jamacad haysa keydka Suganta Somalia Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed.

”
“

Markaa ka dib waxaad foomka ku kaydin kartaa kombuyuutarkaaga ama waad daabici kartaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaydin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan