U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koobaad

Magac Lab
Xaraf KSubg KO7 xar
La Mid AhkoowaadMagac Lab
1

Lambarka tirada jagaalada ah ugu horreeya.

2

(-dyo, m.dh) Halbeeg.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalxa ayaa wuxuu sheegay inuu yahay gudoomiye ku xigeenka koobaad ee sharciga ah ee baarlamaanka, wuxuuna si buuxa u taageeray go'aankii dhawaan ay soo saartay maxkamadda sare ee dowladda KMG.

”
“

Hadafka amaba ujeedada koobaad ee ururkani waxa uu yahay ilaalinta xoriyada dawladaha xubinta ka ah waxa uu dawr ka qaataa meelaha ay kajiraan khilaafaadka amaba dagaaladu.

”
“

Maaha markii koobaad ee shirkii Soomaaliyeed Jabuuti lagu qabto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koobaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan