U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laban1

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf LSubg LA5 xar
1

Wax isku qasmay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isugeynta Guud ee cabbirka laban-laaban ee Bedka dhulka Dalkaa oo Km2 ah.

”
“

Miisaaniyada waxbarashadu qaadan jirtayna waa naloo laban laabay oo halkii markii hore ay ka ahayd 4% waxa laga dhigay 8%,taasina waxay dhiirigelisay Ha’yadihii caalamiga ahaa ee la shaqayn jiray Wasaarada Waxbarashada”.

”
“

Golaha Maxaakiimta islaamka oo shaaciyay inay Dagaalada ay ku qaadaan Ciidamada Itoobiyaanka ay laban laabi doonaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan