U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaqayn

Magac Fal
Xaraf SHSubg SHA7 xar
1

.dh shaqee.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Boolisku waa hay’adda ay aad isugu xidhan yihiin dadweynaha oo loo baahan yahay in ay wada shaqayn iyo gacan siin kula shaqeeyaan dadweynaha.

”
“

In kasta oo Golaha noocaan ahi uu yahay kii ugu horreeyey oo Australia laga asaaso haddana meela badan oo caalamka ka mid ah ayuu ka jiraa waxaana la rajeynayaa inay la yeeshaan wada-shaqayn dhow golayaashaas kale.

”
“

.Sanadkii 1957kii SADAM XUSEEN waxa uu ka mid noqday xisbigii ALBACAS oo wakhtigaa si Qarsoodi ah u Shaqayn jirey,wakhtigaa SADAM wuxuu ahaa 20 jir.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaqayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan