U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maxaa

Erey Weyddiimeed
Naxwemaxaa+aad
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad rabtaa?

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Arrintaa maxaa ka jira”?

”
β€œ

BOOSAASO: Maxaa Dadka Puntland kala gudboon hirgelinta nidaamka Axsaabta badan?

”
β€œ

Afka Soomaaliga waxa loo qaybiyaa labo qaybood oo kala ah: * 1.af maxaa tiri.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Weyddiimeed (e.we)

Isrogrog

maxaa+aad

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maxaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan