U gudub nuxurka bogga
SABAAD

munaafaq

Magac Lab
Naxwe-qyo/-fiqiin, m.dh
Xaraf MSubg MU8 xar
1

Qof hadalka uu sheego iyo falka uu samaynayaa is-khilaafsanyihiin.

2

(dii.) Qof sheegta inuu diinta Islaamka rumaysanyahay laakiin aan aaminsanayn.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Sidee loo simi karaa muslimka fiican, munaafaq iyo murtad?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo/-fiqiin, m.dh

Xarafka

M Β· MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
munaafaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan