U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sidee

Magac Fal Wadareed
Xaraf SSubg SI5 xar
1

Habkee; xaaladdee?; waxee?; maxaa? maxay ku noqotay?.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, sidee ayaa dagaalkaasi u saameeyay, Nolosha reer Boorama?

”
“

‘Berigii hore sidee arrintaas oo kale ula xaali jirteen?’ ayaa ninkii ragga cod miisaaman ku “ Duul buuraha dega (7) ayaa geed aan la aqoon keeni jirey.

”
“

Bal akhristow sidee loogu hiilin karaa qof balo iyo dhibaato kaliya saadaalinaya oo aan marnaba barwaaqo, rajo iyo doog ah saadaalineyn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal Wadareed (fk.we)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sidee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan