U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiican

Fal Magu (4)
Naxwe-cnaa, -cnayd
Xaraf FSubg FI6 xar
1

Wax wanaagsan ahaansho.

2

Ku f.: wax si gaar ah wax ugu wanaagsan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Puntland Ardayda & macalimiinta puntland qaarkood oo shalay ka qayb galay daahfurka buugaan ayaa si fiican usoo dhoweeyey Maaddooyinka lagu soo kordhiyey Manhajka Waxbarashada Puntland.

”
“

Carraale waxa kale oo uu intaa ku daray in tabobarkan ay fulin doonaan suxufiyiin reer Somaliland ah oo aqoon fiican iyo waayo-aragnimo u leh mihnadda saxaafadda.

”
“

-jirka Ayala, wuxuu cadeeyay inaanu ku deg-degayn ka tegida Mestalla Stadium, hase yeeshee, wuxuu gar-waaqsaday in maamulka Valencia iibinayo hadday lacag fiican ku helaan kahor xagaaga soo socda oo heshiiskoodu ku eg yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-cnaa, -cnayd

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiican - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan