U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mutuutaxsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf MSubg MU11 xar
La Mid AhmataataxsanFal Magu (4)
1

Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho.

2

Maro aad u duugowday ahaansho.

3

Miro aad u bislaaday ahaansho.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

M Β· MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mutuutaxsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag