Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Timaarta dhirtu dhasho.
Xabuubka beeraha ka baxa.
Tix ay heesi ka koobantahay.
Lohod iwm.
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa ugu dambeyn Saxafiyiintii uu la hadlay u sheegay in kulankii isaga iyo Meles Zenawi dhexmaray uu kusoo dhammaaday qaab isfaham leh oo miro dhal ah.
Timirtu waa miro macaan oo la cuno, waxaa laga soo gurtaa geedka timirta dhalo.
Arinta ardaygaasi waxaa ay muujineysaa in dadaalka hadii ilaahay kula garabgalo uu miro dhaliyo.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
M · MI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag