U gudub nuxurka bogga
SABAAD

karis

Magac Lab
Xaraf KSubg KA5 xar
La Mid Ahkarin1Magac Lab
1

Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda.

2

Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban.

3

(-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo.

4

Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Magaaladu waxaa dagan oo qof, Waxay Caan ku tahay Magaaladaasi Hilibka La yidhaah Solayga, oo ah run ahaantii Hilib aad u macaan waxaan odhan karnaa wa magaalada ugu Hilib Karis macaan Awdal.

”
“

Nin aanu saaxiib nahay oo igala hadhi waayey: lagaa bedi oo qosol iyo dheel dheel la socdo, ayaan ugu jawaabay "Karis xun iyana wax ku la'".

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
karis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan