Skip to main content
SABAAD

qanjidh

Magac Lab
Naxwe-dho, m.l
Xaraf QSubg QA7 xar

Ereyada La Xidhiidha

qanjir. qanjidh taymas m.l Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigtacaruurta keliya ayaa lehdadka waaweyn waa ka baaba'awuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka. qanjidh-dhidid m.l (-dho ...m.l) (c.nafl.) Qanjidh dhuuban oo leexleexsan oo ku yaalla dubka. Waxa uu soo daayaa dhidid. Tirada qanjidh dhididku waa ay ku kala duwantahay xayawaanka. qanjidhka tayroydh m.l (c.nafl.) Qanjidh marinla' oo laba laab leh oo laga helo lafdhabarleyda kuna yaalla salka qoorta. Wuxuu dhiijiyaa laba horomoon oo ay ku jirto ayoodhiinoo kala ah tayrogsiin iyo tarayodhoytayrosiinkuwaas oo xukuma dariiqooyinka dheefsasho ee jidhka oo dhan. Waxa kale oo ay duudsiyaan koritaanka duleed. qanjidh-kelyood m.l (-dho ...m.l) (c.nafl.) Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la' oo laga helo kelyaha dushooda. Qaybta gudaha ee qanjidh kelyoodyada oo loo yaqaanno 'medula' ayaa waxay dhiijisaa horomoonada kala ah adirinaliin iyo noradirnoliin. qanjidh-marinla' m.l (c.nafl.) Qanjidh kasta oo xayawaanka laga helokaas oo soo saara horomoonnosi toos ahna ugu dhiijiya qulqulka dhiiggasi ay shaqo uga qabtaan meelo kala durugsan oo jidhka ka mid ah qanjidhada marinkala' waxay xukumaan waxqabadyada qunyar socodka ah ee waqti dheer qaata ee jidhkasida koritaanka qofka iyo korriinka sinjiyeed. qanjidh-marinleh m.l (c.nafl.) Qanjidh marin leh oo dheecaanno qanjidheedka ku sii daaya guudka ibitiiliyalka ee jidhka dushiisa ama moqor unugeedka calool yarada. qaraabid qanjidh-tarmeed m.l (c.nafl.) Organno had iyo jeer lammaane ah oo laga helo xayawaankakuwaas oo soo saara gaameytyo

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dho, m.l

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qanjidh - sawirka la wadaagga

La Wadaag