U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tusaale

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf TSubg TU7 xar
1

Matal; masal; misaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abuu mansuur ayaa tusaale u soo qaatay Xildhibaan Saalax Badbaado oo isku soo dhiibay Xoogaga Mucaaradka, waxaana uu tibaaxay in shaqsi kasta oo ka soo baxa Safka Cadawga ay iyagu ammaan gelin doonaan sida uu hadalka u dhigay.

”
“

Ardayda ayuu kula dardaarmay in ay illaashaan dhaqanka, dabeecada iyo wadanoolaanshaha dadka ay u tagayaan ayna muujiyaan dhaqan-wanaagsan oo tusaale wanaagsan u noqda Ummadda reer Puntland.

”
“

- Waxaa laga maarmaan ah qofka tukanaya inuu qalbiga ka niyeysto salaadda uu tukanayo sida salaadda duhurka ama casirka ee waajibka ah ama tusaale ahaan sunnooyinkooda, waana shardi ama waa tiir.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tusaale - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan