U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaxwe

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo shaah ahaan loo cabbo.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Balwaddiisa u wayni waxay ahaan jirtay oori xalaala, tiisa u yarina qaxwe caddaysa.

”
β€œ

Qof ayey dowladddu ku shaqaaleysay oo mushaarkiisu bishi yahay 15 rubi(rupees)inuu qaxwe lacag la’aan ah siiyo qof kasta, darajo kasta ha lahaadee iyo waxyaabo macaan maalmaha ciidaha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaxwe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan