U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bun

Magac Lab
Xaraf BSubg BU3 xar
1

Geed dhulka kulul ka baxa, dhala miro kuuskuusan oo beer iyo qolof adag leh.

2

Miraha geed bunka oo laga sameeyo qaxwaha, kafee.

3

Miraha bunka oo saliid ma subag lagu shiilay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Bun waa miro yar yar oo madoow oo adag, waxaana laga sameeyaa Qaxwada ama kaffeyga.

”
β€œ

Cawaysinkii habeenkaas, ayaa wishiiriga Bilistu lala tegay xadrada madaxkuuska, halkaas oo Afada madaxkuuska ay wada joogaan Bun-saloolkii Xaawiyo Faadumada ku samaysay.

”
β€œ

Imanshahan ayaa ku soo begmaya xilli la sheegey in la dhameyay khilaaf la bun-buuniyay ee u dhexeyay Madaxeyne Cadde iyo wasiirkiisa Maliyada kaas la xiriirey heshiisyada ay la soo galaan shirkadaha shisheeye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan