U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lacag

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LA5 xar
1

Warqado ama macdan xordan, qaab go'an leh oo dawlad ama banki sharci u laf lihi sameeyo si badeecooyinka loogu bedesho.

2

Bati.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

-nin lacag zaka gaadha haysta.

”
β€œ

"anaga awalba lacag nalama siin jirin waxaan ku shaqeyneney raashin bishii mar nala siiyo iyadiina mudo 3 biood ah nalama siin waxaana naga hortaagan oo hay'adihii bixin jiray u diiday inay na siiyaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mr.

”
β€œ

Afduubayaasha gacanta ku haya wariyeyaasha u dhashay Australia, Canada iyo Somalia ayaa codsaday lacag madaxfurasho ah oo gaaraysa $2.5-Milyan si ay u sii daayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L Β· LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lacag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan