U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macaan1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm.

2

Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jaceyl aan soohdimo laheyn ayuu cadowgiisa caano macaan dhansiiyey, taasoo asxaab ka dhigtay.

”
“

Jaadad galleyda kamid ah oo kaarbohaydareytyada hodan ku ah waxaa la dhahaa galleyda macaan waxaana loo beeraa si ey dadka u cunaan, jaadad kalena waxaa loo beeraa si ay quud u noqdaan xoolaha.

”
“

Sidoo kale qofkasta oo Soomaali ah waxaa ku adag in uu helo dhadhan ka baxsan qaraar ama macaan marka uu dhagaysanayo fikradaha dadka kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan