U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rabbee

Fal Gudbe (2)
Naxwe-beeyay, -baysay
Xaraf RSubg RA6 xar
1

Ubad si habboon u barbaarin.

2

Xayawaan rabbaayad ka dhigid. rąbbee f.g2 (-beeyay, -baysay) Geel wax ku tumasho. Rabbi m.l Weynaha dunida iyo waxa ku dul nool oo dhan abuuray; Alle; Eebbe.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-beeyay, -baysay

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rabbee - sawirka la wadaagga

La Wadaag