U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dul1

Magac Dheddig
Naxwe-llo, ml.
Xaraf DSubg DU3 xar
1

Oogada sare ee wax kasta leeyihiin.

2

Meel sare oo dhulka intiisa kale ka yara kacsan.

3

Sabir iyo adkeysi dhibaato loo yeesho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kale ilaa iyo xiligaan ma jiraan wax howlgal ah oo ay sameeyeen diyaaradahaasi, marka laga reebo inay dul heehaabayaan hawada, waxayna taasi u muuqataa mid dhiirigelibnaysa militeriga AMISOM.

”
“

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Brazil Mauro Silva, oo ku dhaawacmay kulankii Sabtidii oo 5-0 kaga dul tallaabsadeen Real Mallorca ayaan ciyaarta Arbacada safanayn.

”
“

Ciidamadaas Dowladda Federaalka ee dagaallamay ayaa wuxuu dagaalkooda qarxay kadib markii Ciidamo ku sugan Isgoyska Fagax ay ka dul-yimaadeen Ciidamo kale oo ka amar qaata Dowladda, kuwaasi oo ku amray in ay isgoyskaas isaga tagaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-llo, ml.

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan