U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaandho

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHA8 xar
1

Isku qasidda warqadaha turubka laysku qaso.

2

Isku beddelidda la isku beddelo dad jagooyin haya.

3

Qalab wax lagu kala miiro.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Qofkasta oo inaga mid ah waxa laabtiisa sudhan shaandho uu midabkeeda dhacdo kasta oo soo wajahda kaga sedqaado.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaandho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan