U gudub nuxurka bogga
SABAAD

surweel

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf SSubg SU7 xar
La Mid AhsurwaalMagac Lab
1

Dhar badanaa raggu qaato oo lugaha ilaa dhexda qariya; targal.

Tusaale Dheeraad ah1

“

"Waxaa soo baxay amar dowli ah oo lagu badalayo dharka ciidanka Booliiska, waxaana dharkii hore lagu badalayaa Shaati Buluug ah iyo Surweel madow" ayuu yiri Gen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
surweel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan