U gudub nuxurka bogga
SABAAD

surwaal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf SSubg SU7 xar
1

Dhar badanaa raggu qaato oo lugaha ilaa dhexda qariya; targal.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Wuxuu xidhnaa surwaal jiinis ah, garan yar, kabihii isboortiga iyo weliba muraayad bunni khafiif xiga lagu tilmaami karo.

”
β€œ

Waa madaxweynaha oo kildhi degta u sodhan yahay. surwaal kaaki ah oo goo'ga'an labisan, qori AK ahna sita.

”
β€œ

Naanaysta kooxdu waa β€œEl equipo che β€œthe ches”), midabka dirayska kooxdu waa funnaanad cad iyo surwaal madow.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

S Β· SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
surwaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan