U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buluug

Magac Lab
Xaraf BSubg BU6 xar
1

Midab kan cirka ama badda oo kale ah.

2

Qurus yar, budo buluug ah ka samaysan oo dharka cad la geliyo si midabkiia loo khafiifiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dastuurka Soomaaliya ee xuquuqda iyo xasaanda muwaadinka Soomaaliga qeexay ayaa ah midka sidoo kale qeexaya in calanka Soomaaliya uu leeyahay midab buluug cirka oo kale ah xiddig cad oo shan gees ahna dhexda ku leh.

”
“

Shaadhku waa buluug saafi ah, halka surwaalkuna shiingay ka ahaa laakiinse aan sidii hore looga bartay lugo dhuuban iyo dildillaac toona lahayn.

”
“

Xabaasuudu waa dhir kayn ah oo u baxda dherer ahaan ilaa 8 iinj, oo bixisa ubax cadaan iyo buluug isugu jira.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buluug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan