U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaati

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf SHSubg SHA6 xar
La Mid AhshaarMagac Lab
1

Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ninxumaan howadey si aad waanaag ugu sheegto wey adagtahey,labadaraale marka oo shaati qabiil soo gashado.

”
“

Waraqahan ayaa waxaa ku sixiixany Saalim Caliyow Ibrow oo mar ahaan jirey wasiirka Maaliyada muddo kalena ku-meelgaar ahaa intii uu jiranaa Shaati Guduud.

”
“

Shaati-Guduud waxaa la rumaysan yahay in ujeedadiisu ay tahay kaliya inuu ku xumeeyo garabka ay iska soo hor jeedaan ee RRA-da ee uu hogaamiyo Xaabsade iyo C/Laahi Black oo haatan ku sugan Kismaanyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaati - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan