U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suus1

Magac Lab
Naxwe-sas, -m.l
Xaraf SSubg SU4 xar
1

Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro.

2

Bahal yar oo badarka gala oo cuna.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Ma anaa siista dheef Somaliland, ma anaa suus cuna.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, -m.l

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan