U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bahal1

Magac Lab
Naxwe-llo /-lo, m.dh
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn.

2

Wax.

3

B. ah: qof dilaa ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Daanyeer ama Muusekorow, waa bahal ku nool caalamka, waxoo u badanyahay qaaradaha afrika iyo aasiya.

”
“

In xukuumadaasi loogu yeedho bahal dhexe, ayna aqoonsato In xukuumadaasi Somaliland la hadasho gelin horeba.

”
“

Cali oo aan burkaba bahal ka filayn ayaa yaabay oo yidhi; “Haddii aanu nahayna, Haa ilaa 5 hablood ayaanu walaalo nahay.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo /-lo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bahal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan