Tusaale Dheeraad ah1
β
Isla markiiba dameerkeedii socon waayey awal ayaa dameerradii kale oo dumarku wateen ka dheereeyey ilaa ay dumarkii Xaliimo ku yidhaahdeen: "noo tartiibi".
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (2) (f.g2)
Isrogrog
-iyay, -isay
Xarafka
T Β· TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
