U gudub nuxurka bogga
SABAAD

degdeg1

Magac Lab
Xaraf DSubg DE6 xar
1

Dhaqsiyaha wax lagu qabto.

2

D. ah: wax si kedis ah u yimaada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. In si degdeg ah loo aasaaso guddi meel mariya qodobbada ay Maxkamaduhu ku heshiiyeen.

”
“

Balse waxa la sheegay gobolkaasi oo ay intiisa badan ku nool yihiin dad muslimiin ahi oo ay haysato dib u dhac xagga dhaqaalaha ah iyo horumar la’aan waxa adkaatay in gaadiidka gurmadka ahi ay degdeg u gaadhi karaan.

”
“

Delgado wuxuu goolkii labaad si degdeg ah u raaciyay daqiiqadii 83aad, kadib markii kooxda Santos laga saaray Reginaldo Araujo oo qaatay kaadhkii labaad ee hurruudda ahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
degdeg - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan