U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ugaadhsade

Magac Lab
Naxwe-dayaal, m.l/dh
Xaraf USubg UG10 xar
1

Xayawan u ugaadhasada xayawaannada kale cunto ahaan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Qofka wax ugaadhsanaya waxaa loo yaqaanaa Ugaadhsade.

”
“

Ugaadhsade sidoo kale loo yaqaano Ugaarsade ( ingiriis : hunter) waa qofka qabanaya shaqada iyo khiyaanada lagu qabto ama dilo xayawaan duurjoog ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dayaal, m.l/dh

Xarafka

U · UG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ugaadhsade - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan