U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xayawaan

Magac Lab
Naxwetaar.
Xaraf XSubg XA8 xar
1

Naflay.

2

Sankuneefle.

3

Duunyo; xoolo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka reer Guraaga ah ayaa muujiyey barakac xoog leh kadib markii madafiic uu Markabkas horey u soo ridey ay gubeen dhul Howd ah iyada oo warar shegayaan in xayawaan u badan Danyeer duur joog ah ku dhinteen.

”
“

Geela: waa xayawaan aad u cajiib badan oo soo jiita indhaha dadka, Waa xayawaan naasleey ah kuna nool dhulka saxaraha ah, waxaa dhaqda dad badan sida soomaalida iyo Carabta reer miyaga(Baadiyaha) ah hilibkiisana waa la cunaa, caanihiisana waa la cabaa.

”
“

Behra waa xayawaan sida Sagaarada oo kale, waxeena ku nool yihiin, dhulka soomaaliya oo dhan, jabuuti iyo somaligalbeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

taar.

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xayawaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan