U gudub nuxurka bogga
SABAAD

weeso

Magac Dheddig
Naxwedii.
Xaraf WSubg WE5 xar
1

Mayrid la mayro xubnaha qaarkood oo faral ah,la'aanteedna ayan salaadu ansixi karin.

2

(dii.) Biyo yar oo xubnaha qaarkood lagu mayro si loo tukado.

3

(-ooyin, m.l) Ubbo.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Masjidkan oo lagu magacaabo Al-Sadiiq oo ku yaal degmada Yaqshiid ayey ciidamadu burburiyeen qeybta hawenka ku tukadaan iyo waaskadii biyaha lagu weeso qadanayey iyadoo aan la garaneyn sababta keentay iney baaris iyo burburin u geystaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

dii.

Xarafka

W Β· WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weeso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan