Tusaale Dheeraad ah3
“
Ciidamada Booliska dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa goobta uu qaraxa ka dhacay soo gaaray iyadoo howlo baaris ah ka wada halkasi waxayna ciidamadu xireen wadada, mana jirto cid loo qabtay qaraxaasi.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
