Tusaale Dheeraad ah3
“
Sheekh Axmed Sheekh Nuux Furre, ayaa sheegay inay Golaha Wakiilladu fuliyeen go’aamkii guddida dhexdhexaadinta ee ku saabsanaa codbixinta labada xubnood ee Komishanka oo markale ku guuldarraystay kalsoonidii ay ku ansixi lahaayeen.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (2) (f.g2)
Isrogrog
-iyay, -isay
Xarafka
A · AN
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
